Thursday, January 6, 2011

magalada juba ee south sudan

waxa maalmaha fooda nagusooohaya kadhici doonta dalka sudan gaar ahaan koonfurta sudan coday ay u codayn donaan inay kamid noqondoonaan sudan iyo inay helaa madax banaani
codayntan oo bilaaban doonta maalinimada axada 9/1/2011 ayaa ah maalin aad aduunka oo dhan u danaynayaa gaar ahaan dowladaha reer galbedka iyo israilba
sida ay u badantahay aftida dadka waxay u codeen doontaan dhanka gooni iskutaaga oo ay aad uxiisaynayaan haatan,waxayna noqondoonta dowladii 53 ee dowladaa africa
somalida halkan kusugan oo tiradooda ay kabadan tahay 3000 oo qof ayaa cabsi wayn kaqabay isbadalka wadanka kajira iyagoo hakad galiyay dhamaan dhaqdhaqaaqa dhaqaaleed ay wadoon

1 comment:

cusaybe said...

waan kuu hanbalyaynayaa sanad guurada cusub walaalkiis cimri dheer iyo cafimaad ayaan ku rajaynaynaa